Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Gaaray Kampala iyo Ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Uganda doorka ay ka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Gaaray Kampala iyo Ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay (Sawirro)